Site icon Qaamuus

ereyga

calwasaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.

calwasaad
(m.l) (-dyo, m.dh)

(daaw.) Xaalad muddo gaaban ee maskaxda shaqadeedu isku qasanto oo la socoto jirro maskaxda.

calwasaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Qof hurdaya hadlid. ld carwasaad².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calwasaad

calwasaadid [m.f.dh]
eeg calwasaad². ld calwasaad¹ (2), carwasaad¹, carwasaadid.

carwasaad [m.l]
ld calwasaad¹ (2).

carwasaad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
ld calwasaad³.

carwasaadid [m.dh]
ld calwasaadid.

tarsaasi [m.l]
1. Lalabbo ka timaadda cunto la iska badiyey. 2. Qaraw; calwasaad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version