calwasaadid
(m.f.dh)eeg calwasaad². ld calwasaad¹ (2), carwasaad¹, carwasaadid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calwasaadid ↴
calwasaad [m.l] (-dyo, m.dh)
1. Hadal qof hurdayo uu ku hadlo; qarow. 2. ld calwasaadid.
carwasaadid [m.dh]
ld calwasaadid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg