calwi
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-iyay, -isay)Biyo, calow ka dhigid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh calwi ↴
calwid [m.f.dh]
eeg calow².
calwin [m.f.dh]
eeg calwi.
calwis [m.l]
Wadaan aad u weyn.
dhooqee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-qeeyay, -qaysay)
1. Biyo calwin. 2. Dhooqa wax marin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg