camaajiir
(m.l)Midab caddaan iyo madow ama caddaan iyo casaan isugu jira oo ay yeeshaan lo'da iyo riyaha.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camaajiir ↴
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh camaajiir ↴