Site icon Qaamuus

ereyga

cambaarmadow
(m.dh)

Cambaar aad u cuncun badan; goosato.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cambaarmadow

goosato [m.dh]
1. Kasoobax weyn oo meesha uu ka soo baxo gooya. 2. Cambaarmadow. ld goosey¹, gooye.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version