Site icon Qaamuus

ereyga

cambaarow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

1. Wax cambaar ku dhacday noqosho. 2. Wax la dhaleeceeyay noqosho (qof).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cambaarow

cambaaroobid [m.f.dh]
eeg cambaarow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version