Camcamo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Dhul ku rafin aan waxyeello weyn lahayn ee nafley lagu sameeyo. 2. Waqti in door ah; cabbaar. 3. ld camcamin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga camcamo ↴
camcamin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg