Candhasaab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)Kolay maro ama harag ka samaysan oo ariga candhada loo geliyo si aysan dhashoodu u nuugin.
Candhasaab
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Neef ari ah si aysan dhashiisu u nuugin kolay harag ama maro ka samaysan candhada u gelin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhasaab ↴
candhasaaban | candhasaabasho | candhasaabid | candhasaabnaan | candhasaabnaansho | candhasaabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg