Site icon Qaamuus

ereyga

Candho

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Xubinta caanahu galaan ee xayawaanka dheddig.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candho

banmar | candhakar | candhee | candhokar | candhokarid | candhokarsan | candhokarsanaan | candhokarsanaansho | cari |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version