Site icon Qaamuus

ereyga

Candhokar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Candho xoolaad aad u dararid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga candhokar

candhokarid | candhokarsan | candhokarsanaan | candhokarsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version