Site icon Qaamuus

ereyga

Canjeelo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canjeelo

cajiin | cajiin | canjeero |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version