Site icon Qaamuus

ereyga

canjeero
(m.dh)

ld canjeelo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canjeero

baro [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-rtay, -ratay)
1. (f.g) Aqoon kororsasho. 2. U b.: wax caado ka yeelasho. Tus. “Cali in uu subax walba canjeero cuno ayuu u bartay”.

canjeelo [m.dh]
Cunto jilicsan, taawo lagu dubo, ka samaysan badar riqdan oo bur lagu cajiimay; cambaabur; canjeero. ld canjeero.

khamiir [m.l]
1. Badar cajiiman, muddo la huuriyo si loo dubi karo. 2. Badar yar, cajiiman oo canjeero, bur iwm lagu fixiyo.

laxoox [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Kimis ballaaran, xalleefsan oo bur ama budo la dubay ka samaysan; canjeero.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version