canjiid
(m.dh) (-dyo, m.l)Summad alif dheer ah oo xoolaha daanka looga dhigo.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh canjiid ↴
gacanjiiddo [m.dh]
Cad hilib ah oo yaalla lafdhabarka, misigta korkeeda.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg