Canjil
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:ld canjilid.
Canjil
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)Cid hadal ay sheegtay si qaab daran daba dhihid; jilid; dhaajin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canjil ↴
canjilid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg