Site icon Qaamuus

ereyga

Canshuur

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ro, m.l)

Lacag boqolkiiba in laga qaado hantida dadweynaha si ay dawladdu ugu fuliso danta guud. ld cashuur¹.

Canshuur

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

1. Hanti canshuur ka bixin. 2. Cid canaadid. ld cashuur².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga canshuur

canshuuran | canshuurasho | canshuurid | canshuurnaan | canshuurnaansho | canshuuro | canshuurqaad | canshuurqaade |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version