Site icon Qaamuus

ereyga

Cantalaal

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Hadal qof hurdayo ku hadlo; qarow. 2. ld cantalaalid.

Cantalaal

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aalay, -aashay)

Qof hurdaya hadlid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cantalaal

cantalaalid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version