Site icon Qaamuus

ereyga

Caqli

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo/cuquul, m.dh)

Awood binu'aadanka u gaar ah oo ay wax ku kala gartaan; garaad. ld aqli.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caqli

naabnaab | maahi | maangaab | maangaaban | maangad | maangad | maangal | maangalnimo | maanlaawe | maanlaay |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version