Site icon Qaamuus

ereyga

caqliceli
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

U c.: cid waxay samayn lahayd ka waanin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caqliceli

caqlicelin [m.f.dh]
eeg caqliceli.

naseexo [m.dh] (-ooyin, m.l)
1. Talo daacad ah oo cid loo jeediyo; waano; caqlicelin. 2. Daacadnimo. ld nasteexo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version