Car
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Qadiidka ku hara weel la culay. 2. Dhadhanka ay yeeshaan caano, biyo iwm oo lagu shubay weel la culay. 3. Cudur candhada geela ku dhaca oo dildilaaciya. 4. (e.d) C.!: haddaad ku dhacdid!; Wir.
Car
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Car noqosho. ld cartan².
caran*
doqon, dhaadhaan, nacas, cascaas, dabaal.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Macne Dheeraad ah
carran
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga car ↴
aaladee | udgi | udgoon | yaar | haad-kacarar | jaahiliyad | baacso | baadicarar | caafimaad-beeleed | daaddah |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg