Carab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:(carab, m.dh) 1. Qof sinjigiisa ka soo jeeda ummadda uu nabiga u dhashay. 2. Midab lo'da iyo riyuhu yeeshaan oo casaan iyo caddaan isbarxay ah.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carab ↴
jaahiliyad | alif | badfur | badxidhan | carabayn | carabbaabba' | carabbaabba' | carabbaabbi'id | carabcad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg