Site icon Qaamuus

ereyga

Carabbaabba'

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Degganaan ka muuqata qof caro haysay ka tirantay..

Carabbaabba'

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-'ay, -'day; -bi'i)

Qof caro haysay ka tirmid..

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carabbaabba'

carabbaabba' | carabbaabba' | carabbaabbi'id |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version