Site icon Qaamuus

ereyga

carad
(m.l)

1. Qof aad u gaboobay. 2. ld carasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carad

caradhaban [m.l]
Xanuun hanfaf leh oo oogada laga dareemo.

caradhow [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-waa, -wayd)
Qof dhaqso u xanaaqa ahaansho.

caradhowaan [m.f.dh]
eeg caradhow. ld caradhowaansho.

caradhowaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld caradhowaan.

caradugaag [m.l]
Cudur eyga ku dhaca oo ku khasba in uu qaniino dadka iyo xoolaha.

carasho [m.f.dh]
eeg caro². ld carad.

caratir [m.l]
Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).

dhacarad [m.l]
ld dhacarasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version