Site icon Qaamuus

ereyga

Carar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. ld cararid. Orod baqdin leh. 2. Dhiin meyraxda dhirta qaarkeed laga sameeyo oo wax lagu aslo; asal; aglool.

Carar

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)

Orod baqdin ku jirto ordid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carar

haad-kacarar | baacso | baadicarar | gaaggax | laaji | raadqaad | saangan | waalo | afgobaadso | baqacarar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version