Caratir
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:Wax qof carooday carada looga ba'sho (siiba haweenka).
Caratir
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ray, -rtay)Cid caro ka bi'in.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caratir ↴
caratirid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg