carbar
(m.l)Xaaladda neef baahan oo cabbay biyo aad u dhanaan oo maqaarkiisa iyo hilibkiisa biyo kala dhex gelaan.
carbar
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-ray, -rtay)Neef baahan oo biyo cabbay xalxalid.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carbar ↴
carbarid [m.f.dh]
eeg carbar².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg