Carbi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)Nafley tababbar gaar ah siin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carbi ↴
tababbar | akademiye | boonbiyeed | carbin | carbis | carbisan | carbisnaan | carbisnaansho | carbiye |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg