Site icon Qaamuus

ereyga

Carbuun

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-no, m.dh)

In lacag ah oo cid wax laga gatay horumar ahaan loo sii siiyo.

Carbuun

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-nay, -ntay)

Wax la gadanayo qiimihiisa in ka mid ah qaddimin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carbuun

carbuunad | carbuunan | carbuunasho | carbuunid | carbuunnaan | carbuunnaansho | carbuuno |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version