Site icon Qaamuus

ereyga

carbuunan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-nnaa, -nnayd)

Wax carbuun laga bixiyey ahaansho (badeeco).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carbuunan

carbuunnaan [m.f.dh]
eeg carbuunan. ld carbuunnaansho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version