Site icon Qaamuus

ereyga

Carcar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Cudur finan leh oo naasaha geela ku dhaca. 2. Midab baraashirix ah oo ay riyuhu ku yeeshaan qoorta.

Carcar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Awood dihin oo aan weli wax lagu qaban.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carcar

daaduf | carcaraaf | carcaraaf | carcaraafid | carcaraafsan | carcaraafsanaan | carcaraafsanaansho | carcarsaanyo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version