Site icon Qaamuus

ereyga

Carcaraaf

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. Dhibaato aad u weyn; rafaad. 2. Barsaq.

Carcaraaf

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-fay, -ftay)

Dhibaato weyn la kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carcaraaf

daaduf | carcaraafid | carcaraafsan | carcaraafsanaan | carcaraafsanaansho |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version