Carcoorri
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Bawdaqaawis been ah; garmaame.
Carcoorri
Qaabnaxa: Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2 Isrogrogga: (-iyay, -iday/-isay; -iyi)Bowdaqaawis samayn; garmaamayn.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carcoorri ↴
carcoorrin | carcoorriyid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg