Cari
Qaabnaxa: Fal Gudbe/Magudbe2 | Verb Transitive/Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. (f.g) Qof ama xayawaan ka caraysiin. 2. (f.mg) Neef rimman candho keenid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cari ↴
xaari | beni | carid | cariigsad | cariigsasho | cariigsi | cariigso | cariiq | cariiqsad |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg