Site icon Qaamuus

ereyga

Cariish

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-shyo/carshaan, m.dh)

Hooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi leeyihiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cariish

xaari | beni | carshaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version