carin
(m.f.dh)eeg cari. ld caris (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carin ↴
caris [m.l]
1. Dhul siman oo ciiddiisu guduudan tahay. 2. ld carin.
dhacarin [m.f.dh]
eeg dhacari. ld dhacaris.
habaasi [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
1. Boor kicin. 2. Neef riman candho keenid; carin; gorin.
wiliqdhabee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-beeyay, -beysay)
Awr dad cun ah carin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg