Site icon Qaamuus

ereyga

Carjab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

1. C. ah: maro urtii cusaybku ka ba'ay. 2. ld carjabid.

Carjab

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)

Maro, urtii cusaybka ka bi'id.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carjab

carjabid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version