Carjaw
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-wyo, m.dh)(c.nafl.) Cad yar oo aan hilib iyo laf midna ahayn, nadoocma oo lafaha isku xirta.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carjaw ↴
laabtaxaw | cidhib | cur | daan | dhoor | feex | halcun | hunguricad | lafguri |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg