Site icon Qaamuus

ereyga

Caro

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.

Caro

Qaabnaxa: Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3 Isrogrogga: (-rtay, -ratay)

Caro gelid; xanaaqid; camashood.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga caro

nacalad | udullub | udullub | umashoo | yooyootan | bacaroor | baxsan | baxsanaan | biriir | burladduul |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version