Carraabi
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax galab meel u kaxayn. 2. Marti is dhaafin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carraabi ↴
carraabid | carraabin | carraabis | galabcarraabid | galbo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg