Site icon Qaamuus

ereyga

Carrab

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-bo/-byo, m.dh)

1. Xubin jilicsan oo ku jirta afka nafleyda oo qaabbilsan dhadhanka, calaliska, liqida iyo kala soocidda hadalka. 2. C. ku dhufasho: carrabbaabid. 3. C. macaan: hadal macaan.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carrab

yaar | qaad | qaaddo | xaliib | af | caashacarrabdheer | cagago | carrabbaab | carrabbaab |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version