Site icon Qaamuus

ereyga

Carrabjalqi

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)

Erayo dhawaaqoodu isku dhow yahay oo carrabka carruurta lagu jilciyo dhihid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carrabjalqi

carrabjalqin | carrabjalqis |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version