Carruuree
Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-reeyay, -raysay)1. Cid in ay sida carruurta u dhaqanta ku kallifid. 2. Is c.: carruur iska dhigid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carruuree ↴
caddallool | carruurayn | faraggorgor | fargan | finiin | qorituur | seemman | seen | shacdur |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg