Site icon Qaamuus

ereyga

carruurow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-oobay, -owday; -oobi)

Carruur noqosho; carruur u ekaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh carruurow

carruuroobid [m.f.dh]
eeg carruurow.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version