Carshi
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)1. Sariirta boqorka. 2. Shay weyn, muqaddas ah Eebbe leeyahay oo samada sare ku sugan. 3. Geed abaareed gaaban oo leh caleemo balballaaran iyo miro macaan oo la cuno kana baxa carroguduudka.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga carshi ↴
carshin |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg