Site icon Qaamuus

ereyga

casamar
(m.l)

Qaylo badan oo wax lagu cayrinayo.

casamar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

Wax qaylo ku cayrin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh casamar

casamarid [m.f.dh]
eeg casamar².

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version