Site icon Qaamuus

ereyga

caseeye
(m.l) (-yayaal, m.l/dh)

Qof shaqadiisu tahay kabaha in uu buraasheeyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh caseeye

indhacaseeye [m.l]
(daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo casaan ka dhiga midabka indhaha.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version