Cashar
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-rro, m.dh)1. In aqoon ah oo macallin u gudbiya arday hal xiso, dersi. 2. Tahliil.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cashar ↴
xafid | calmi | cashari | casharin | casharis | dersi | dhigo | farsug | fulaaliso |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg