Cashatab
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-byo, m.dh)Hal irmaan oo gaartey waqtigii ay ku rimi lahayd. ld catajab¹.
Cashatab
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-bay, -btay)Hal irmaan, waqtigii ay rimi lahayd dhaafid. ld cashatebi, catajab², catajebi.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga cashatab ↴
cashatebi | cashatebid | catajab | catajab | catajebi |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg