Site icon Qaamuus

ereyga

cashi
(m.l)

Cudur xoolaad ka dhasha deriskunoosha oo cad iyo caano yareeyaan ku rido.

cashi
(Fal Magudbe1/2 | Verb Intransitive1/2) (-iyay, -iday/-isay;-iyi)

Xoolo cudur deriskunool ka dhasha oo ay la cad iyo caano yareeyaan ku dhicid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh cashi

cashibbax [m.l]
1. C. ah: xoolo cashi ka bogsooday. 2. ld cashibbixid.

cashibbax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -bixi)
Xoolo cashi ka bogsasho.

cashibbixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Xoolo cashi ka daweyn.

cashibbixid [m.f.dh]
eeg cashibbax². ld cashibbax¹ (2).

cashibbixin [m.f.dh]
eeg cashibbixi. ld cashibbixis.

cashibbixis [m.l]
ld cashibbixin.

cashiiraysad [m.l]
ld cashiiraysasho.

cashiiraysasho [m.f.dh]
eeg cashiirayso. ld cashiiraysad, cashiiraysi.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version