Site icon Qaamuus

ereyga

Casil

Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-ilay, -ishay)

Qof jago hayo ka qaadid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga casil

casilaad | casilid | iscasil | iscasilaad | iscasilid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version