Site icon Qaamuus

ereyga

catiir
(m.l) (-rro, m.dh)

1. Sariir ka samaysan qoryo iyo xarig caw ah. 2. ld caddiir. Xarig ka samaysan caw.

catiir
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-ray, -rtay)

1. Sariir catiir ku samayn. 2. Xarig caw ka samayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh catiir

caddiir [m.l] (-rro, m.dh)
ld catiir (2).

catiiran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-rnaa, -rnayd)
Wax la catiiray ahaansho (sariir).

catiirid [m.f.dh]
eeg catiir². ld catiiris.

catiiris [m.f.dh]
eeg catiir². ld catiirid.

catiirnaan [m.f.dh]
eeg catiiran. ld catiirnaansho.

catiirnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld catiirnaan.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg
Exit mobile version